Sida Loo dalbado lacagta Caawimada Kirada Guriga

Dadka ay soo gasho lacag yar bishii waxay xaraysan karaan  Caawimaada Kirida Guriga. Waxaa Loogu talagalay in uu qofku Kirada guriga ku buuxiyo ama ku kabto.

La Xidhiidh: ka samayso balan Telefoon Nambarka hoos ku qoran wac:
Nambarka: +49 (0)721 133‑6470

Xagee ayaad booqan kartaa? Liegenschafsamt
Wohngeld
Lammstraße 7a,
Rathauspassage
76133 Karlsruhe
Dabaqa 2aad

Maxaad Sii qaadanaysaa oo laga rabaa?

  • Basaboor ama Kaarka Aqoonsiga qofka (ID-karkaaga)
  • Warqada Cadaynta Mushaarka ama Dakhliga bishii kusoo gala, dhamaan dadka Guriga degan.
  • Cadaynta lacagta Kirada aad bishii bixiso.

Maxaad helaysaa?

  • In Laguu ogalado Lacagta Kaalmada Guriga iyo in Lagaa diido codsigaadii. Labadaba way dhici kartaa. Fadlad xafid warqadahaas. In aad u baahato ayaa laga yabaa.


This page was last updated: 2023-05-19 11:47:35
Tani waa turjuma toos ah Waan ka cudur daaranaynaa haddii la helo erayo khaldan ama aan habboonayn.