Dalabyada kale ee Luuqada Jarmalka lagu baranayo ee Magaaladan ee Karlsruhe

Markii laga soo tago Koorsoyinka Isdhexgalka, waxaa ka jira Magaaladan Karlsruhe Jaanisyo kale ee aad Luqada ku barankarto. Tusaale ahaan:

  • Si iskaa wax u qabso ah in aad koox ugu biirto si aad Luqada Jarmalka uga barato sida Kooxaha kubada Cagta,
  • Internedka in aad wixii aad taqaano ka sii kororsato sida daawashada Yutubka ee barashada Luuqada Jarmaka,
  • Koorsoyinka barashada ee Luqada in aad dhamaysato,
  • Waxaad sidoo kale Jawi degan oo ah iswaraysi ama ku hadalka Luuqada Jarmalka kula samaynkartaa Xarunta Bulshada ee Loo yaqaan Bürgerzentrum Mühlburg ama xarunta ibz dad kale oo iyaguna Luqada baranaya.

Jaanisyo kale oo Ku saabsan barashada Luqada ee Magaaladan Karlsruhe waxaad ka heli kartaa Wabsaydkan hoose: https://www.karlsruhe.de/bildung-soziales/integration-chancengerechtigkeit/integration-in-karlsruhe


Tani waa turjuma toos ah Waan ka cudur daaranaynaa haddii la helo erayo khaldan ama aan habboonayn.