Aqoonsiga shahaadooyinka Xirfadeed

Makala timid Wadanka dibadiisa shahaado iskool ama Xirfadeed amase Jaamacadeed? dibloomadada waa la hubinayaa wadankan Jarmalka, waxaana laga yabaa in laguu aqoonsado shahaadadaas.

In aad u baahan tahy Aqoonsi iyo in kale markii aad rabto in aad Xirfadii ama shaqadadii in aad kasii shaqayso waxaad ka ogankartaa  wabsaydkan hoose: www.anerkennung-in-deutschland.de

Waxa aad Telefonka ku waydiin kartaa Su,aalaha ku saabsan Aqoonsiga Shahadoyinka, Shaqo raadinta, safarka iyo Sharciyada ama Aqoonsiga sidoo kale barashada Luqada Jarmalka  nambarkan hoos ku qoran. Waxad wax ku waydiin kartaa ama Kula hadli karta Labada Luqadood Jarmal ama Ingiriiska.
Xiliyada aad Wicikarto: Isniinta ilaa Jimcaha laga bilaabo 8:00 ilaa 16:00 galabnimo.
Nambarkan: +49 (0)30 1815–1111.

Wixii Su,aal ah ee Ku saabsan Aqoonsiga Shahaadoyinka dadka Wadamada kale yimid waxa la talin ku samaynaya xafiiska loo yaqaan IQ-Netswerk
Xafiiska IQ-Netzwerk waxa ay Xarumo ku leeyihiin Magaaladan Karlsruhe sida:

Kala xiriir
Ballan samee
https://www.iq-webapp.de/anmeldung-bw
Balan ka samayso Telefoon Nambarka:: +49 (0) 621 / 43 77 31 13
Ama Emaylkan ayaad balan kasamaysan kartaa anerkennung@ikubiz.de

IQ-Network in der Arbeitsagentur Karlsruhe-Rastatt
Arbeitsagentur Karlsruhe-Rastatt, Berufsinformationszentrum (BiZ)
Brauerstr 10
76135 Karlsruhe
Internetka: www.arbeitsagentur.de/vor-ort/karlsruhe-rastatt/anerkennungsberatung

Ama waxa ay sidoo kale Xarun ku leeyihiin ibz
IQ-Network im ibz
Kaiserllee 12d
76133 Karlsruhe
Internetka: https://www.anika-net.de/so/event/aqoonsiga-shahaadooyinka-xirfadeed-ee-ajnabiga-ah/

Tani waa turjuma toos ah Waan ka cudur daaranaynaa haddii la helo erayo khaldan ama aan habboonayn.