Hadafka ama Bayaanka Anika (Leitbild AniKA)

Maxan u taagan nahay

AniKA-  Imaanshaha Karlsruhe:  waa isbahysi ka kooban ama ay ka shaqeeyan dadka isdhexgelka iyo Siyaada magaaladaaan Karlsruhe. Hadafka isbahaysiga Anika waa in la hormariyo soo dhawaynta iyo Bilicda Magaalada Karlsruhe.
Ujeedada Anika ama Isbahaysigan ayaa ah in ay tahay meesha ugu horaysa ee lagala soo xiriiri karo xaaladaha dhammaan dadka ku cusub magaaladan, si ay helaan warbixin iyo macluumaad ku filan.
Isbahaysigan Aniga waxa uu Hadafkiisu yahay in ay ka qaybgalaan Dhamaan Jilayaasaha Magaaladan ee Karlsruhe kuwaas oo inta badan Xiriir dhow oo fiican la leh dadka ku cusub ama Soogalootiga ah ee Wadankan.
Isbahaysiga ama wadashaqaynta Anika waxaa loogu talagalay in lagu hormariyo ama lagu tayeeyo shaqada hawlgalayaasha isbahaysiga, taasi oo ka caawinaysa wax iswaydaarsiga warbixinta.
Diirada Barnaamijkan waxaa lagu saarayaa Waxbarashada, Nolosha iyo Iswaydaarsiga joogtada ah iyo hormarinta dheeraadka ah ee Wadajirka.
Jilaayaasha ayaa si firfircoon ku qaadayaa Muqaalka iyo hormarinta Barnaamijkan AniKA.
Tixgelinta Dhamada kala duwan ee Bulshooyinka iyo u heelanaanta nidaamka siyaadad Dimokraadiga xorta ah waa hab ay ku shaqayso ama ay u taagan tahay AniKA.

Isbahaysigu waxa uu doonayaa in ay ka qaybgalaan dhammaan jilayaasha magaalada Karlsruhe kuwaas oo xidhiidh la leh dadka soo galootiga ah oo isku xidha si siman iyo si shuraaknimo ah. Isbahaysiga waxaa loogu talagalay in lagu tayeeyo shaqada wada-hawlgalayaasha isbahaysiga iyada oo awood u siinaysa wax-isweydaarsiga. Isbahaysiga nolosha iyo waxbarashada, diiradda ayaa ah isweydaarsiga joogtada ah iyo horumarinta dheeraadka ah ee wadajirka ah. Jilayaasha isbahaysiga ayaa si firfircoon kor ugu qaadaya muuqaalka iyo wacyiga AniKA. Dhaqamada ka dhexeeya iyo kala duwanaanta iyo u heellanaanta qiyamka aasaasiga ah ee xorta ah iyo dimuqraadiga ah waa hab-raacyo iska cad oo shaqadeena ah. AniKA waa in la maqlo oo u dhaqmaa sidii af-hayeen u ah shuraakada isbahaysiga iyo soogalootiga siyaasadda oo ay taageeraan ka qaybgalka dimuqraadiyadda ee dareenka awood-siinta.