Iska Diiwangelinta Shirkada Caymiska Caafimaadka

Qof kasta oo Jarmalka jooga waxaa looga baahan yahay inuu haysto caymis caafimaad waxaana jira shirkado caymis caafimaad oo badan oo laga dooran karo. Adiga ayaa go’aansan kara shirkadda Krankenkasse (shirkadda caymiska caafimaadka) ee aad doonayso inaad iska diiwaan geliso.

Talo:

  • Hadii aad shaqayso ama aad qaadato gargaarka bulshasda waxa kale oo aad iska diiwangelin kartaa cidda aad u shaqayso ee shirkada caymisak caafimaadka.
  • Liiska shirkadaha Caymiska Caafimaadka ee Sharciga ah ayaa laga heli karaa Linkigaan hoose: www.krankenkassen.de/gesetzliche-krankenkassen/
  • Lamaanha iyo Caruurta waxay si Bilaash caymiska uga haystaan shirkada caymiska Caafimaadka oo isku mid ah.

Waxaad helaysaa Kaarka Caafimaadka (Krankenversichertenkarte) kasoo laga rabo markaska oo aad Dhakhtar booqanayso in aad wadato.

Waa ay fiican tahay in aad ogaato: Dadka u shaqeeya Dowlda, ama Lacag badan ku shaqeeya ama iskood u shaqaysta, waxa ay Wadankaan Jarmalka Xaraysan karaan Caafimaadka Caymiska gaar ah.

Tani waa turjuma toos ah Waan ka cudur daaranaynaa haddii la helo erayo khaldan ama aan habboonayn.