Caawinta dadka si ay dalkooda hooyo bilow cusub uga sameeyaan
La-talinta soo celi
📞 ballan ku qabso telefoon ama e‑mail
Saacadaha shaqada: Isniin — Jimco, 9:00 subaxnimo — 12:00 galabnimo iyo Isniin — Khamiis, 2:00 galabnimo — 4:00 galabnimo La xiriir taleefan : Isniin — Jimco, 8:30 subaxnimo — 12:30 galabnimo iyo Isniin — Khamiis , 1:30 duhurnimo — 10:00 galabnimo Waanu kuu joognaa adiga
- haddii aad rabto inaad ku laabato dalkaagi hooyo
- haddii aadan hubin oo aadan garanayn waxa aad ka filan karto halkaas xilligan
- haddii aad u baahan tahay talo iyo taageero dhaqaale si aad u soo noqoto
La-talinta waxaa loogu talagalay:
- Qaxooti la aqoonsan yahay oo loo dulqaadan karo
- Magangalyo doonka
- Dadka aan sharciga haysan iyo ajaanibka qaata ceyrta bulshada
Dalabkeena
- Taageerada abaabulka safarka soo laabashada
- Cilmi baadhis lagu sameeyo xaalada siyaasadeed iyo dhaqaale ee dalkii hooyo
- Talooyin ku saabsan barnaamijyada taageerada la heli karo
- Horumarinta fikradda soo noqoshada shakhsi ahaaneed ee ku saabsan guryaha iyo fursadaha shaqada, hubinta hab-nololeedka, daryeelka caafimaadka lagama maarmaanka ah iyo sidoo kale fursadaha waxbarasho iyo xirfadeed ee carruurta.
- U‑diridda ururada ka jira waddankii hooyo oo sii wadi doona inay la socdaan oo taageeraan habka dib-u-dhexgalka ee goobta
Hadafkayagu waa
In kuwa diyaarka u ah inay ku laabtaan dalkooda ay si nabad ah iyo aragti leh ugu laabtaan dalkooda hooyo.
Adeegga la-talintu waa ikhtiyaari oo furan. Nuxurka wadahadaladu waa qarsoodi.
Bixintani waa bilaash
Sophienstraße 33, 76133 Karlsruhe
