Ma ku cusub tahay Karlsruhe?
Welina si fiican uma fahmin sida noloshu uga shaqeyso Jarmalka?
AniKA waa degel uu taageerayo magaalada Karlsruhe, kaas oo ku siinaya dhammaan macluumaadka muhiimka ah 14 luqadood si uu kuu fududeeyo inaad la qabsato nolosha halkan. 🧡 all in one 🧡
Xitaa haddii aad muddo deggenayd halkan, laakiin aadan weli si fiican u ogeyn waxa adiga iyo qoyskaaga la idiin haysto —
markaa fadlan eeg degelka AniKA oo si fiican u sahamin!