SINGA Stuttgart gUG

SING waa dhahqdhaqaaq caalami ah oo isu Keena dadka maxalliga ah iyo Kuwa cusub si ay uga qayb qaatan mashaariicda bulshada, xirfadleyda iyo Ganacsiga. SINGA waxaa ka go,an  ama ay u taagan tahay bulsho furfuran oo qofka walba U sahlaysa in uu Waxa uu hibo u leeyahay soo bandhigo. SINGA waxaa la aasasay 2018, waxayna sidoo kale Barnaamijyo ka wadaa am ka samaysaa Magaalada Karlsruhe.