{"id":39737,"date":"2023-05-31T12:10:11","date_gmt":"2023-05-31T10:10:11","guid":{"rendered":"https:\/\/www.anika-net.de\/tallaabooyinka-ugu-horreeya\/akoonka-bangiga\/koontada-hadda\/"},"modified":"2023-05-31T12:23:54","modified_gmt":"2023-05-31T10:23:54","slug":"koontada-hadda","status":"publish","type":"page","link":"https:\/\/www.anika-net.de\/so\/tallaabooyinka-ugu-horreeya\/akoonka-bangiga\/koontada-hadda\/","title":{"rendered":"Furashada Koontada Bankiga (Girokonto)"},"content":{"rendered":"\n<p>Jarmalka waxaad u baahan tahay xisaab bangi \u2014 gaar ahaan xisaab giro. Waxaad kirada ka wareejin kartaa akoonkan ama waxa lagu soo diri karaa &nbsp;&nbsp;mushaharkaaga bishii &nbsp;ama faa\u2019iidooyinka kale ee xisaabtan. Waxaad ka furan kartaa bangiga ama bangiga kaydka ee aad doorato. Aan kugula talinno: bangiyada qaarkood waxay qaadaan khidmad xisaabeed (<em><strong>Kontof\u00fchrungsgeb\u00fchr) <\/strong><\/em>&nbsp;oo bil kasta laga jarayo. Weydii inta ay le\u2019eg tahay kharashka bilaha ee kaa Jaranayo Bankigu bishii ee loo yaqaan &nbsp;dayactirka akoontiga ama koontada.<\/p>\n\n\n\n<p><strong><strong>Maxaad sii qaanaysaa?<\/strong><\/strong><\/p>\n\n\n\n<p>Si aad u furto akoontiga ama konto &nbsp;bangiga, waxaad u baahan tahay kaarka aqoonsiga, baasaboorka ama ogolaanshahaaga joogitaanka wadankaan.<\/p>\n\n\n\n<ul class=\"wp-block-list\">\n<li>Talo: Fadlan ogow in laga yaabo in lagugu dalaco &nbsp;lacag &nbsp;hadii ad lacag kala baxdo &nbsp;bangi aan kaga ahayn ama kale &nbsp;. Waxaa fiican in aad &nbsp;&nbsp;ogaato &nbsp;bangiyada kale ee kuu ogolaanaya inaad lacag la baxdo iyada oo aan wax lacag ah laga jaranaynin ama lacag la\u2019aan ah.<\/li>\n<\/ul>\n\n\n\n<ul class=\"wp-block-list\">\n<li>Haddii aad u guurto guri, fadlan u sheeg bangiga ciwaanka cusub.<\/li>\n<\/ul>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jarmalka waxaad u baahan tahay xisaab bangi \u2014 gaar ahaan xisaab giro. Waxaad kirada ka wareejin kartaa akoonkan ama waxa lagu soo diri karaa &nbsp;&nbsp;mushaharkaaga bishii &nbsp;ama faa\u2019iidooyinka kale ee&nbsp;<a class=\"moretag\" href=\"https:\/\/www.anika-net.de\/so\/tallaabooyinka-ugu-horreeya\/akoonka-bangiga\/koontada-hadda\/\">Akhri wax dheeraad ah<\/a><\/p>\n","protected":false},"author":12,"featured_media":0,"parent":39398,"menu_order":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","template":"","meta":{"_acf_changed":false,"inline_featured_image":false,"_uag_custom_page_level_css":"","wp_typography_post_enhancements_disabled":false,"footnotes":""},"class_list":["post-39737","page","type-page","status-publish","hentry"],"acf":[],"featured_image_urls_v2":{"full":"","thumbnail":"","medium":"","medium_large":"","large":"","1536x1536":"","2048x2048":"","event-overview":"","event-archive-thumb":"","grid-item-thumbnail":"","network-partner-icon":"","organiser-icon":"","gform-image-choice-sm":"","gform-image-choice-md":"","gform-image-choice-lg":""},"post_excerpt_stackable_v2":"<p>Jarmalka waxaad u baahan tahay xisaab bangi \u2014 gaar ahaan xisaab giro. Waxaad kirada ka wareejin kartaa akoonkan ama waxa lagu soo diri karaa &nbsp;&nbsp;mushaharkaaga bishii &nbsp;ama faa\u2019iidooyinka kale ee xisaabtan. Waxaad ka furan kartaa bangiga ama bangiga kaydka ee aad doorato. Aan kugula talinno: bangiyada qaarkood waxay qaadaan khidmad xisaabeed (Kontof\u00fchrungsgeb\u00fchr) &nbsp;oo bil kasta laga jarayo. Weydii inta ay le\u2019eg tahay kharashka bilaha ee kaa Jaranayo Bankigu bishii ee loo yaqaan &nbsp;dayactirka akoontiga ama koontada. Maxaad sii qaanaysaa? Si aad u furto akoontiga ama konto &nbsp;bangiga, waxaad u baahan tahay kaarka aqoonsiga, baasaboorka ama ogolaanshahaaga joogitaanka wadankaan. Talo: Fadlan\u2026<\/p>\n","category_list_v2":"","author_info_v2":{"name":"Andrea Ramirez","url":"https:\/\/www.anika-net.de\/so\/author\/andrea-ramirez\/"},"comments_num_v2":"0 comments","uagb_featured_image_src":{"full":false,"thumbnail":false,"medium":false,"medium_large":false,"large":false,"1536x1536":false,"2048x2048":false,"event-overview":false,"event-archive-thumb":false,"grid-item-thumbnail":false,"network-partner-icon":false,"organiser-icon":false,"gform-image-choice-sm":false,"gform-image-choice-md":false,"gform-image-choice-lg":false},"uagb_author_info":{"display_name":"Andrea Ramirez","author_link":"https:\/\/www.anika-net.de\/so\/author\/andrea-ramirez\/"},"uagb_comment_info":0,"uagb_excerpt":"Jarmalka waxaad u baahan tahay xisaab bangi \u2014 gaar ahaan xisaab giro. Waxaad kirada ka wareejin kartaa akoonkan ama waxa lagu soo diri karaa &nbsp;&nbsp;mushaharkaaga bishii &nbsp;ama faa\u2019iidooyinka kale ee&nbsp;Akhri wax dheeraad ah","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.anika-net.de\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/39737","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.anika-net.de\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.anika-net.de\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/page"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.anika-net.de\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/12"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.anika-net.de\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39737"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/www.anika-net.de\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/39737\/revisions"}],"up":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.anika-net.de\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/39398"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.anika-net.de\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39737"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}