{"id":39053,"date":"2023-05-19T15:43:24","date_gmt":"2023-05-19T13:43:24","guid":{"rendered":"https:\/\/www.anika-net.de\/?page_id=39053"},"modified":"2023-05-19T15:43:29","modified_gmt":"2023-05-19T13:43:29","slug":"booqashooyinka-dhakhtarka","status":"publish","type":"page","link":"https:\/\/www.anika-net.de\/so\/tallaabooyinka-ugu-horreeya\/daryeelka-caafimaadka\/booqashooyinka-dhakhtarka\/","title":{"rendered":"Booqashooyinka Dhakhtarka"},"content":{"rendered":"\n<p>Haddii aad jirran tahay, marka hore waxaad u tagtaa dhakhtar ku takhasusay daawaynta guud, oo mararka qaarkood loo yaqaan dhakhtarka qoyska (<strong><em>Hausarzt<\/em>)<\/strong>. Carruurta, waxaad u tagi kartaa takhtar ku takhasusay daawada carruurta iyo dhalinyarada, dhakhtarka carruurta.<br>Ciwaanka dhakhaatiirta waxaad ka heli kartaa buuga taleefoonka ama internetka. Isticmaal ama fiiri linkigaan hoose &nbsp;si aad u ogaato dhakhaatiirta aagaaga &nbsp;ee ku hadla luqado kala duwan: https:\/\/arztsuche.kbv.de\/<\/p>\n\n\n\n<p>Hadii aad daawayn gaar ah u baahan tahay, waxa aad raadsanaysaa ama u tagi kartaa dhakhtar takhasus leh ama waxaad tagi kartaa &nbsp;Isbitaalka. Dhakhtarkaga Guriga ayaa ku siinaya cadayn aad ula Tagi karto Dhakharka Takhasuska.<\/p>\n\n\n\n<p>Mararka qaar waxa aad toos ugi Tagi kartaa markii aad Daaweyn gaar ah u baahan tahay Dhakhtarka Takhasuska u leh. Waxase dhacda in mararka qaar ay ku waydiiyaan in aad soo martay dhakharkaga guriga (<strong><em>Hausarzt<\/em><\/strong>).<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Haddii aad jirran tahay, marka hore waxaad u tagtaa dhakhtar ku takhasusay daawaynta guud, oo mararka qaarkood loo yaqaan dhakhtarka qoyska (Hausarzt). Carruurta, waxaad u tagi kartaa takhtar ku takhasusay&nbsp;<a class=\"moretag\" href=\"https:\/\/www.anika-net.de\/so\/tallaabooyinka-ugu-horreeya\/daryeelka-caafimaadka\/booqashooyinka-dhakhtarka\/\">Akhri wax dheeraad ah<\/a><\/p>\n","protected":false},"author":12,"featured_media":0,"parent":39396,"menu_order":11,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","template":"","meta":{"_acf_changed":false,"inline_featured_image":false,"_uag_custom_page_level_css":"","wp_typography_post_enhancements_disabled":false,"footnotes":""},"class_list":["post-39053","page","type-page","status-publish","hentry"],"acf":[],"featured_image_urls_v2":{"full":"","thumbnail":"","medium":"","medium_large":"","large":"","1536x1536":"","2048x2048":"","event-overview":"","event-archive-thumb":"","grid-item-thumbnail":"","network-partner-icon":"","organiser-icon":"","gform-image-choice-sm":"","gform-image-choice-md":"","gform-image-choice-lg":""},"post_excerpt_stackable_v2":"<p>Haddii aad jirran tahay, marka hore waxaad u tagtaa dhakhtar ku takhasusay daawaynta guud, oo mararka qaarkood loo yaqaan dhakhtarka qoyska (Hausarzt). Carruurta, waxaad u tagi kartaa takhtar ku takhasusay daawada carruurta iyo dhalinyarada, dhakhtarka carruurta.Ciwaanka dhakhaatiirta waxaad ka heli kartaa buuga taleefoonka ama internetka. Isticmaal ama fiiri linkigaan hoose &nbsp;si aad u ogaato dhakhaatiirta aagaaga &nbsp;ee ku hadla luqado kala duwan: https:\/\/arztsuche.kbv.de\/ Hadii aad daawayn gaar ah u baahan tahay, waxa aad raadsanaysaa ama u tagi kartaa dhakhtar takhasus leh ama waxaad tagi kartaa &nbsp;Isbitaalka. Dhakhtarkaga Guriga ayaa ku siinaya cadayn aad ula Tagi karto Dhakharka Takhasuska. Mararka qaar\u2026<\/p>\n","category_list_v2":"","author_info_v2":{"name":"Andrea Ramirez","url":"https:\/\/www.anika-net.de\/so\/author\/andrea-ramirez\/"},"comments_num_v2":"0 comments","uagb_featured_image_src":{"full":false,"thumbnail":false,"medium":false,"medium_large":false,"large":false,"1536x1536":false,"2048x2048":false,"event-overview":false,"event-archive-thumb":false,"grid-item-thumbnail":false,"network-partner-icon":false,"organiser-icon":false,"gform-image-choice-sm":false,"gform-image-choice-md":false,"gform-image-choice-lg":false},"uagb_author_info":{"display_name":"Andrea Ramirez","author_link":"https:\/\/www.anika-net.de\/so\/author\/andrea-ramirez\/"},"uagb_comment_info":0,"uagb_excerpt":"Haddii aad jirran tahay, marka hore waxaad u tagtaa dhakhtar ku takhasusay daawaynta guud, oo mararka qaarkood loo yaqaan dhakhtarka qoyska (Hausarzt). Carruurta, waxaad u tagi kartaa takhtar ku takhasusay&nbsp;Akhri wax dheeraad ah","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.anika-net.de\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/39053","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.anika-net.de\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.anika-net.de\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/page"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.anika-net.de\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/12"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.anika-net.de\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39053"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/www.anika-net.de\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/39053\/revisions"}],"up":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.anika-net.de\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/39396"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.anika-net.de\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39053"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}