{"id":39047,"date":"2023-05-19T15:28:40","date_gmt":"2023-05-19T13:28:40","guid":{"rendered":"https:\/\/www.anika-net.de\/iska-diiwaangelinta-shirkad-caymis-caafimaad\/"},"modified":"2023-05-19T15:36:11","modified_gmt":"2023-05-19T13:36:11","slug":"iska-diiwangelinta-shirkada-caymiska-caafimaadka","status":"publish","type":"page","link":"https:\/\/www.anika-net.de\/so\/tallaabooyinka-ugu-horreeya\/daryeelka-caafimaadka\/iska-diiwangelinta-shirkada-caymiska-caafimaadka\/","title":{"rendered":"Iska Diiwangelinta Shirkada Caymiska Caafimaadka"},"content":{"rendered":"\n<p>Qof kasta oo Jarmalka jooga waxaa looga baahan yahay inuu haysto caymis caafimaad waxaana jira shirkado caymis caafimaad oo badan oo laga dooran karo. Adiga ayaa go\u2019aansan kara <strong>shirkadda <em>Krankenkasse<\/em> (shirkadda caymiska caafimaadka) ee<\/strong> aad doonayso inaad iska diiwaan geliso.<\/p>\n\n\n\n<p><strong>Talo:<\/strong><\/p>\n\n\n\n<ul class=\"wp-block-list\">\n<li>Hadii aad shaqayso ama aad qaadato gargaarka bulshasda waxa kale oo aad iska diiwangelin kartaa cidda aad u shaqayso ee shirkada caymisak caafimaadka.<\/li>\n\n\n\n<li>Liiska shirkadaha Caymiska Caafimaadka ee Sharciga ah ayaa laga heli karaa Linkigaan hoose: <a href=\"http:\/\/www.krankenkassen.de\/gesetzliche-krankenkassen\/\" data-type=\"URL\" data-id=\"www.krankenkassen.de\/gesetzliche-krankenkassen\/\" target=\"_blank\" rel=\"noreferrer noopener\">www.krankenkassen.de\/gesetzliche-krankenkassen\/<\/a><\/li>\n\n\n\n<li>Lamaanha iyo Caruurta waxay si Bilaash caymiska uga haystaan shirkada caymiska Caafimaadka oo isku mid&nbsp;ah.<\/li>\n<\/ul>\n\n\n\n<p><strong>Waxaad helaysaa Kaarka Caafimaadka <em>(Krankenversichertenkarte)<\/em> kasoo laga rabo markaska oo aad Dhakhtar booqanayso in aad wadato.<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-black-color has-light-green-cyan-background-color has-text-color has-background\"><strong><strong>Waa ay fiican tahay in aad ogaato:<\/strong><\/strong> Dadka u shaqeeya Dowlda, ama Lacag badan ku shaqeeya ama iskood u shaqaysta, waxa ay Wadankaan Jarmalka Xaraysan karaan Caafimaadka Caymiska gaar&nbsp;ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qof kasta oo Jarmalka jooga waxaa looga baahan yahay inuu haysto caymis caafimaad waxaana jira shirkado caymis caafimaad oo badan oo laga dooran karo. Adiga ayaa go\u2019aansan kara shirkadda Krankenkasse&nbsp;<a class=\"moretag\" href=\"https:\/\/www.anika-net.de\/so\/tallaabooyinka-ugu-horreeya\/daryeelka-caafimaadka\/iska-diiwangelinta-shirkada-caymiska-caafimaadka\/\">Akhri wax dheeraad ah<\/a><\/p>\n","protected":false},"author":12,"featured_media":0,"parent":39396,"menu_order":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","template":"","meta":{"_acf_changed":false,"inline_featured_image":false,"_uag_custom_page_level_css":"","wp_typography_post_enhancements_disabled":false,"footnotes":""},"class_list":["post-39047","page","type-page","status-publish","hentry"],"acf":[],"featured_image_urls_v2":{"full":"","thumbnail":"","medium":"","medium_large":"","large":"","1536x1536":"","2048x2048":"","event-overview":"","event-archive-thumb":"","grid-item-thumbnail":"","network-partner-icon":"","organiser-icon":"","gform-image-choice-sm":"","gform-image-choice-md":"","gform-image-choice-lg":""},"post_excerpt_stackable_v2":"<p>Qof kasta oo Jarmalka jooga waxaa looga baahan yahay inuu haysto caymis caafimaad waxaana jira shirkado caymis caafimaad oo badan oo laga dooran karo. Adiga ayaa go\u2019aansan kara shirkadda Krankenkasse (shirkadda caymiska caafimaadka) ee aad doonayso inaad iska diiwaan geliso. Talo: Hadii aad shaqayso ama aad qaadato gargaarka bulshasda waxa kale oo aad iska diiwangelin kartaa cidda aad u shaqayso ee shirkada caymisak caafimaadka. Liiska shirkadaha Caymiska Caafimaadka ee Sharciga ah ayaa laga heli karaa Linkigaan hoose: www.krankenkassen.de\/gesetzliche-krankenkassen\/ Lamaanha iyo Caruurta waxay si Bilaash caymiska uga haystaan shirkada caymiska Caafimaadka oo isku mid&nbsp;ah. Waxaad helaysaa Kaarka Caafimaadka (Krankenversichertenkarte) kasoo&nbsp;laga\u2026<\/p>\n","category_list_v2":"","author_info_v2":{"name":"Andrea Ramirez","url":"https:\/\/www.anika-net.de\/so\/author\/andrea-ramirez\/"},"comments_num_v2":"0 comments","uagb_featured_image_src":{"full":false,"thumbnail":false,"medium":false,"medium_large":false,"large":false,"1536x1536":false,"2048x2048":false,"event-overview":false,"event-archive-thumb":false,"grid-item-thumbnail":false,"network-partner-icon":false,"organiser-icon":false,"gform-image-choice-sm":false,"gform-image-choice-md":false,"gform-image-choice-lg":false},"uagb_author_info":{"display_name":"Andrea Ramirez","author_link":"https:\/\/www.anika-net.de\/so\/author\/andrea-ramirez\/"},"uagb_comment_info":0,"uagb_excerpt":"Qof kasta oo Jarmalka jooga waxaa looga baahan yahay inuu haysto caymis caafimaad waxaana jira shirkado caymis caafimaad oo badan oo laga dooran karo. Adiga ayaa go\u2019aansan kara shirkadda Krankenkasse&nbsp;Akhri wax dheeraad ah","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.anika-net.de\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/39047","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.anika-net.de\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.anika-net.de\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/page"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.anika-net.de\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/12"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.anika-net.de\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39047"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/www.anika-net.de\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/39047\/revisions"}],"up":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.anika-net.de\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/39396"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.anika-net.de\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39047"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}